Posts

Waa maxay jinsiga siman micnihiisa dhabta?

 Waa maxay jinsiga siman dhab ahaantii? Waxaan halkaan kaga hadli doonaa waxaa loola jeedo jinsiga siman ama "gender equal" waxaan idin rajaynaa inaad si fiican uga boggan doontaan micnaha jinsiga siman; Jinsiga siman ama gender equal waxaa weeye hab-dhaqan laga soo miin-guuriyay wadamadda reer galbeedka ugu horeeyo Mareykanka taasoo loogu doodayo jinsiga siman ama laba isku jinsi ah oo isku galmoon kara haddii sikale aan u dhigo malahan lam iyo dhidig ama kuma xirna in laba jinsi oo kale gedisan isku tagi karaan ama mid sharci la isla ogolyahay haku dhisnaado ama mid wada noolaasho ah ama loo yaqaano "shared living". Waxaa jira dad u ololeeya ama hay'ado u dooda xuquuqda jinsiga ama "gender rights" oo laga wado wadama weli aysan kajirin ama lagu aqoon ha u badnaadaane wadamada islaamka iyadoo loo hoos gelinaaya xuquuq raadis ama sinaan lakiin sidaas way ku duwan tahay ujeedada laga leeyahay, run ahaantii waa mab'da ama qiyaam ama dhaqan ladoona in...